Ra’iisul wasaare Xasan Kheyre ayaa hada Xildhibaanada u soo gudbinaya Qorshaha Xukuumadiisa
Waxaa halkaasi ku sugan Madaxweyne wasaare Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana sidoo kale halkaasi jooga Ra’iisul wasaare Kheyre oo codka kalsoonida ah loo qaadayo.
Madaxweynaha J.S. oo furay kalfadhiga 1-aad ee Golaha shacabka, Ansixinta Ra'iisul wasaaraha magcaaban
Slået op af Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed i 1. marts 2017