Sacuudiga: Dadka Sacuudiga ayaa badankooda waxa ay ku tuntaan xuquuqda qofka aadanaha ah uu leeyahay iyo mida shaqaalaha ka shaqeeya dalkaasi.
Video-gan aad daawan doonto waxaa ka muuqda nin Sacuudi ah oo si ka baxsan bini’aadamnimada u jir dilaya nin ka yimid wadamada Aasiya oo shaqaale ahaa isagoo sabab uga dhigaya gacan qaadkiisaas “Seebaad Ulla Hadashay xaaskeeyga”.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com