DHAGEYSO:- Guddoomiyaha Galmudug oo Xog badan ka bixiyay dagaal beeleedyada ka dhacaya degaano ka tirsan Gobolka

0

Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Maxamed Cali Cilmi ayaa Faah-faahin ka bixiyay Dagaal dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo ka dhacay Degaanka Baanyaale ee Gobolka Hiiraan,balse xigga Xadka Gobolka Hiiraan uu la wadaago Gobolka Galgaduud.

Dagaalka ayaa la sheegay in ay ku dhinteen ugu yaraan 10 Qof,halka uu dhaawacu marayo wax ka badan 20 kale.

Maxamed Cali Cilmi Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Dhimashada 7 uu ku hayo islamarkaana ay ka badan karto.

Hoos ka Dhageyso Codka:-