Qeybaha kala duwan ee bulshada rayid eek u nool Muqdisho ayaa ku baaqay in la jojiyo dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday degaano iyo tuulooyin ka mid ah gobolada Dalka.
Waxa ay sheegeen in dagaal iyo colaad dambe aysan Soomaaliya u baahneyn balse loo baahan yahay in Nabadda iyo dib u heshiisiinta laga shaqeeyo.
Hoos ka Dhageyso Codka:-