Madaxwenaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahin ka bixiyey kiiska dacwada Soomaaliya iyo Kenya u dhaxeeya ee kusaabsan Lahaanshaha Badda labada dhinac u dhaxaysa.
Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ayaa sheegay in aysan taako kamid ah dhulka Soomaaliyeed cidna siin doonin oo aysan uga tageyn, wuxuuna sheegay in ay kalsooni weyn ku qabaan in ay Dacwaddan noqoto mid ay Soomaalidu ku guuleysato.
Dacwada Soomaaliya iyo Kenya ayaa hadda taala Maxkamada caalamiga ah, waxaana muran lagaliyey qeyb dhan oo kamid ah Soomaaliya iyadoo dooda ugu badan uu galiyey heshiis ay garwadeen ka ahaayeen musharaxiin maanta utaagan Madaxtinimada Soomaaliya.
HALKAAN KA DAAWO