Fanaanada Caanka ah ee Yurub Geenyo ayaa maanta ku laabatay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen fanaaniinta Kooxda Geeska Afrika.
Laakiin markii ay tagtay magaalada Hargeysa ayay sheegtay ineysan waligeed ku laaban doonin magaalada Muqdisho oo ay raali gelin ka bixineyso.
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA
https://www.youtube.com/watch?v=I95M3yYbmwY