Gudoomiyaha KMG ah ee Baarlamaaka Galmudug Xildhibaan Axmed Yuusuf Ciyoow oo Wareysi siiyay warbaahinta gudaha dalka ayaa sheegay in Gudiga doorashada ay iyaga howshooda qabsan doonaan isla markaana aysan jirin cid ka hor istaagi karta.
Xildhibaan Axmed Yuusuf Ciyoow ayaa sidoo kale sheegay in doorashada Madaxweynaha Galmudug ay dhacayso 25-ka bishaan Oktoobar.
Comments are closed.