TOP DHAGEYSO:- Waa sidee Xaalada Amni ee Magaalada Kismaayo?

0

Taliyaha Ciidanka Booliiska Gobolka Jubbada Hoose ee Maamulka Jubbaland Axmed Naasir ayaa sheegay in ciidamada amniga ay saacadihii la soo dhaafay howlgal dhanka amniga ah ay ka sameeyeen inta badan Xaafadaha Magaalada Kismaayo.

Dhinaca kale waxa uu sheegay in Jubbaland ay leedahay cadaw, balse har iyo habeen ay jidwalba u taagan yihiin sidii ay uga hortegi lahaayeen iyaga oo fulinaya amarkii Madaxweynaha Jubbaland ee ahaa sugida amniga.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO