Maamul goboleedyadda oo hakiyay Hanaanka dib u eegista Dastuurka

0

Madaxda maamul goboleedyadda ayaa ku dhawaaqay in guud ahaan ay si Kumeel gaarka ah u hakiyeen Dib u eegista Dastuurka.

Madaxda ayaa sidoo kale tilmaamay in dowalda Soomaaliya ay soo bandhigtay qodobo taabanaya jiritaanka maamulada dalka ka jira.

Waxa ay dowladda Dhexe ugu baaqeen in wadahadal laga yeesho Hananka dib u eegista dastuurka.

Dhamaaan maamulada dalka jira Guddiyada Dastuurka ayaa horay uga horyimid Shirkii dib u eegista dastuurka ee baaqday laguna waday in uu furmo 8-da Bishaan.