R/wasaaraha JFS Xasan Cali Kheyre oo ka qaybgalay munaasabada xuska maalinta calanka Soomaaliyeed ayaa waxa uu sheegay in Soomaaliya horey ay u socotaa gadaalna u laaban doonin.