DHAGEYSO:- Dawladda Soomaaliya oo sheegtay inay sameenayso taargooyin cusub oo lagu xirayo gaadiidka.

0

Wasiirka Gaadiidka cirka iyo dhulka Maxamed Cabdullaahi Salaad ayaa waxa uu sheegay in Dawladda Federaalka ay sameyn doonto Taargooyinka gaadiidka oo cusub si loo kala garto degmada ama gobolka gaari walba uu ka yimid.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO