AKHRISO:- Madaxweynaha Maamulka Puntland oo si Kulul uga hadlay Qaraxii shacabka lagu xasuuqay

0

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Murugo iyo tiiraanyo ku tilmaamay Qaraxii xoogganaa ee shalay ka dhacay Muqdisho.