SAWIRO: Maxaa lagu caawiyay Bukaanadii loo qaaday Turkiga?

0

Waxaa sawiro kala duwan laga soo qaaday Bukaanadii Turkiga uu ka qaaday Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.

Dhaqaatiir ku sugneyd gudaha Diyaarada ayaa adeeg caafimaad u sameeyay Shacabkii ku dhaawacmay Weerarkii ka dhacay bartamaha Caasimada Soomaaliya.

Gaadiidka gurmadka deg dega iyo dhaqaatiir kale ayaa lagu diyaariyay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Ankara, si loo caawiyo dhibaneyaasha Soomaaliyeed.