DHAGEYSO:- Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim “Dawladda waa inay jawaab deg deg ah ka bixisaa xasuuqa ka dhacay Zoobe”.

0

Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim oo kamid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ee ku sugan dalka dibaddiisa ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya in jawaab sax ah ay ka bixiso qaraxii shacabka badan lagu laayay ee Sabtidii ka dhacay magaalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay in dowladda hadda laga doonayo iney maxkamad soo taagto cid walbo oo ku lug leh qaraxan, waliba wuxuu si gaar ah carabka ugu dhuftay cidda kasoo gudbisay Koontaroolkii gaarigaasi kasoo gudbay.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO