Dhageyso:- Gudoomiyaha Deegaanka lafoole oo Amisom fariin u Dirtay

0

Gudoomiyaha deegaanka lafoole ayaa sheegtay in qarax wadada lagu aasay ee dad shacab ah ay arday & macalimiin  iskuul ka mid ahaayeen dadkii ay wax yeelada kasoo gaartay qaraxaas

Amisom ayey ku eedeysay in ay sabab u tahay rasaasta ay rideen in ay dishay dadka Shacabka ah

Amisom ayey ugu baaqday in magdhaw ay kabixiyaan dadkii ay leesay rasaasta ay rideen oo ay kamid ahaayeen arday iskuul iyo macalimiintooda

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka