Top News Dhageyso:Odayaasha Dhaqanka Degmada Mahadaay Oo Ka Cabanaya Ciidamada IMISOM.

0

WarbixinMuqdisho (AGGM): Waxgaradka iyo Odayaasha Degmadda Mahadaay ee
Gobalka shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay shegeen in Cidamada AMISOM Tageerada ay siin Jireen Ciidamada Dowlada ee ku dhaqan Gobalkaas  aysan Sinayn Wax Tageero ah sababa la Xirira Amar lasiyeey Ciidamada AMISOM .

Waxagardka ayaa Waxay shegeen in Ciidamada AMISOM oo Xaga saadka ka Tageeri jiray Ciidamada Dowlada federaalka ay joojiyeen Tageerada ay siin jireen Ciidamadaas.

Halkan Hoose Ka Dhagayso1

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com