Dhageyso:-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Koofur Galbeed oo MD Shariif Xasan ku Eedeeyey in uu Hor istaagay Shaqadii Maxkamada

0

Sheekh Axmed Fanax gudoomiyaha maxkamada sare ee Koonfur Galbeed ayaa madaxweynaha koofur galbeed shariif xasan shiiq aadan ku edeeyey in uu kadambeyey is hor is taag ay ku sameeyeen ciidamo katirsan maamulkaas

waxa uu sheegay Sheekh Axmed Fanax in ay u guuri doonto maxkamada sare ee koofur galbeed gobolka shabeelaha hoose

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka