Top News: Garaad Cabdiqani Dahir Aden “Ilaa Dib U Heshiisn La Sameeyo,Wax Maamul Ah Oo La Dhisi Karo Majirto”.

0

WarbixinGarbahaareey (AGGM): Afhayeenka odoyaasha dhaqanka gobolka Gedo Garaad Cabdiqani Dahir Aden ayaa waxa uu sheegay in aan la diidanee magaca Jubbaland ee waxxa la diidan yahay ay tahay in nin jeebkiisa waxuu kala soo baxay dadka u meeriyo.

Afhayeenka odayaaasha dhaqanka oo sii wata hadalkiisa ayaa waxa uu sheegay in Maamulka Jubbaland la dhiso waxaa ka horeeysa in Dib U Heshiisiin Loo sameeyo beelaha daga gobolada Jubbooyinka.

Dhinca kale Afhayeenka Garaad Cabdiqani Dahir Aden ayaa waxa uu sheegay in gobolka Gedo Uagaaski beesha Sade uu goobjoog ka ahayn kulamad aka socda magaalada Kismaayo taasina ay tahay waxaan caliga gali karin.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Wareysiga Garaad Cabdi qani Daahir Aadan

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com