ARIN UGUB AH: Sawirkeena Maanta Iyo Amin Arts, Hadii aad ogeeyd falaagada Argagixisada Ah ee Al Shabaab oo dadka jidadka Miino ugu aasta ama Ismiidaamiyaan, goormaa laga tagay warkaas, waxaa yimi Damul Jadiid oo kursigaaga Bambo kuugu xiraya, hadiise aad ogeeyd Amniyaadki Al Shabaab goormaa laga tagay warkaas kusoo dhawaada Ruuxaanta Damu Jadiid Aamus ama waa lagu Amusinaa.
Haddaa Al Shabaab ku ogeeyd miino iyo ismiidaamin ay ka geeystaan Maka Al Mukarama, goormaa laga tagay warkaas, kusoo dhawaada Ruuxaanta Damu Jadiid Villa Somalia xataa kugu simi maayaan ilaa aad iridkeeda ka baxdo…..
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com