War-Saxaafadeed: Beesha Tanade Daarood’Leelkase’ oo ka Mid ah Beelihii udub Dhexaadka u ahaa Nabadii iyo Dibu Hashiisiintiin Beelaha Dega Gobolada Jubooyinka Waxay Naqdiday Hakad Galisay inay Taageero Go’aankii Lagu magcaabay Wasiiradii Maamulka Jubba ee dhawaan looga dhawaaqay Magaalada Kismaayo.
Beeshu Waxay ku Baaqaysaa in Dib loo eego Awood Qaybsiga Maamulkaasi isla markaana latex Galiyo Beelihii Cudud , iyo Dhaqaaleba ku Garab taagnaa Dhismaha Maamulkaasi.
Beesha Marnaba Horseed uma Noqon karto in Colaad iyo Cadaalad Daro loo Hor-Boodo Beelaha Walaalaha ah ee ku Midaysan Dhismaha Maamulkaasi.
Beesha Tanade Daarood’waxay Baaq u diraysaa Madaxda Jamhuuriyadda Dowlada Somaliya oo Qayb weyn ku Lahayd Taaba Galinta Maamulka Jubba inay soo Fara-Galiso Awood- Qaybsiga iyo Xalinta Khilaafyada Beelaha Degan Jubooyinka.
Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…
Halkan Ka Dhageyso Warsaxaafadeedka Beesha Leelkase
Afhayeenka Beesha
Iid Mohamed Shire
+254712953107- Nairobi
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com