Muqdisho (AGGM): Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan kulan balaaran oo ay yeelatay beesha Baajuun oo wax ka daga deegaano ka mid ah gobolada Jubbooyinka inay laad ku dhufteen war maalmo ka hor ka soo yeeray horjoogaha maleeshiyo beeleedka Raaskambooni Axmed Madoobe uu ku dhawaaqay gole wasiiro ah.
Waxaa labadi maalmood ee la soo dhaafay isa soo tarayay Odoyaasha dhaqanka, Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanada ka soo horjeeda warka ka soo yeeray Horjoogaha Maleeshiyo Beeleedka Raaskambooni.
Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga….
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warkan
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com