Wasiirka cusub ee Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxame Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa shaqadii ka ereyay 14 ka mida wakiilladii Ganacsi ee xarumaha Safaaradaha Soomaaliya ay ku leedahay waddamada dibadda.
Wasiirka ayaa qoraalkiisa ku sheegay in wakiiladaasi ay mushaar ka qaataan dowladda, isla markaana aanay tegin dalalkii lagu magacaabay, iyadoo aanba lahayn khibrada shaqada loo diray oo ay ku yimaadan cadaadis siyaasadeed.
halkan hoose ka Akhriso Wareegtada:-