Deg:Deg: Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Oo Xilkii lawareegay Maanta

0

Gudoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir Injineer C/raxmaan yariiso ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay  Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed.

Munaasibada Xilwareejinta oo ka dhacday maanta Xarunta Dowlada Hoose ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qaybgalay Mas,uuliyiin katirsan dowlada soomaaliya,  xildhibaano,  Wasiiro siyaasiyiin, iyo Gudoomiye yaasha dagmooyinka Gobolka Banaadir.

faah faahinta Warkan iyo Qudbadaha Mas,uuliyiinta halkan kala socda .