DHAGEYSO:-Sanbaloolshe”Doorashadii leyga guuleystay dowladda Ayaa Hal Milyan Ku Bixisay”

0

Taliyihii hore ee Ciidanka Nabad-Sugida iyo Sirdoonka dalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa ka hadlay doorashadii kursiga Golaha Shacabka ee looga guuleystay.

Waxa uu sheegay in doorashadaas aysan ku dhicin sicadaalad ah isla markaana lamusuq maasuqay,isaga oo ku eedeeyay in Madaxda dowladda ugu sareysa ay ka dambeeyaan.