Kulan Balaaran oo ay soo Qabanqaabisay Hay’ada Culumada Soomaliyeed Islamarkaana ay Ka Qeyb galeeyn Culumo udiin Odayaal iyo waxgarad ayaa loogu Baaqay Dhinacyada Ku DagaalamayaGobolada Sh/hose Sh/dhexe iyo Hiraan in Dagaalkooda ay ku Dameeyaan wada hadal iyo Is Afgarad
Gudoomiyaha Hay’ada Culumada Soomliyaad Sheeq Yuusuf Cabdi Caynte ayaa Nasiib daro Ku Timaamy Sii socoshada Dagaaladaas asgoona ku Baaqay in Sharuud La’aan Loo joojiyo Dagaalada.
Maxamed Xasan Xaad Gudoomiyah Odayaash Dhaqanka Beelaha Muqdisho iyo Xubnihii Kale e kulanka ka qeyb galya ayaa iyagana Dhankooda Cod Dheer ugu baaqay Dhinacyada Dagaalamaya in Dirada ay joojiyaan Khilaaf koodana ay ku Xaliyaan Qaab Wada hadal ah
Culumada ayaa Dowlada iyo Shacabka Soomaliyeed Ugu Danbeeyn ugu Baaqay Ka qeyb qaadashada Joojinta Dagaal Beeleedyada Ka dhacay Qaar kamid ah Gobolda Dalka
Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga..
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com