Gurmad xoogan oo lagu samata bixinayo hantida saaran doonidii Dhawaan ku Soo caariday Xeebta Magaalada Bosaaso ayaa maanta laga bilaabay halkii ay doonidan ku Cariday.
Doontan oo lagu magacaabo Xafiis ayaa waxaa saaran hanti lagu Qiyaasay ku dhawaad 10 Milyan oo Doolar.
Gurmadkan ayaa waxaa wada Ganacsatada , Culimada Waxgaradka Dowlada , Shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo Qaybaha bulshada.
MaJirto Wax dowr ah oo ay ku leedahay samatabixinta doontan Shirkada Dhisaysa Dekeda Bosaaso ee P&O .
Hoos ka dhagayso Codaka iyo Sawirrada.