Jubba:(AGGM) Wararka laga helayo Magaalada Jubba ee Caasimada Koofurta Suudaan ayaa lagu soo waramayaa in Soomaalida ku nool halkaasi lagu hayo beegsi kala duwan.
Ganacsade C/qaadir Cumar oo kamid ah Ganacsadata kunool Koofurta Suudaan ayaa xusay in Beegsi lagu hayo Soomaalida kunool halkaasi,sababtuna ay tahay in Soomaaliada ay yihiin dad ku firfircoon Shaqada.
waxuu sheegay in sidoo kale ay jiraan Biyo la’aan iyo Koronto yari ay ka jirto Magaalada Jubba islamarkaana Soomaaliada ay Saameeyn ku yeela tahay.
Halkaan ka dhageyso Ganacsade C/qaadir Cumar oo ku sugan magaalada jubba Koofurta Suudaan
Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…
Cabdul qaadir Cumar oo ka mid ah Ganacsatada jubba
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com