Dhagayso:-Howlgalkii Badbaadinta Doonta Oo Maanta lafilayo in la soo Afjaro

0
Maanta oo Sabti ah ayaa waxaa lafilayaa in la soo Gaba gaba Gabeeyo Howlgalkii lagu samatabixinaayay Doonidii ku soo caariday Xeebta Magaalada Bosaaso.
Waxaana Gurmadka ka qayb qaadanaya Shacabka , Culimada Dowlada ,  Shirkadaha Gaarka loo leeyahay Ciidamada  iyo qaybaha kale ee Bulshada.
Halkan Hoose kadhagayso codka.