Shir looga arinsanayo dhismaha wadada Caluula iyo kalabayr oo kafurmi doona Degmada ufeyn ee Gobolka bari .
Gudoomiyaha Gudoomiyaha Degmada ufeyn Cali jaamac Jabiriil Muuse ayaa sheegay in shirkan looga arinsan doono sidii gacan buuxda ay shacabku uga gaysan lahaayeen dhismaha wadaas oo xiligan muhiim u ah isku socoda shacabka gaar ahaan dhanka bariga fog