Madaxweynaha puntland oo garoowe ku soo laabtay ka dib shirkii golaha amniga qaranka soomaaliya ee muqdisho lagu qabtay ayaa ka hadlay arimo badan oo intooda badan ku saabsan xaalada puntland ay xilligan marayso.
Madaxweyne gaas ayaa markii uu hadalkiisa dhameeyay su’aal u muuqatay in uu ka xanaaqay laga waydiiyay xaalada gobolka sool iyo in puntland ay ka caga jiidayso soo celinta deeganada ka maqan gacanta puntland ayna xiligan soomaaliland maamulayso
Hoos ka dhageyso codka