Cali Khaliif Galeyr Madaxweynaha Maamulka khaatumo balse isaga iyo taageerayashiisa ay ku biireen Maamulka Soomaaliland ayaa eedeyn u jeediyay Madaxweynaha Puntland.
Waxa uu sheegay Cali Khaliif in Ciidamo kas ocda Madaxtooyada Puntland gaar ahaan ilaalada Madaxweyne Gaas ay xasuuqeen Shacabka degan deegaanada Xaduudka ah deegaanada Puntland.