Muqdisho (AGGM):Gudoomiyaha Baarlamaaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in xukuumada Cusub ee Soomaaliya ay ku xulan doonaan Barnaamijka ay la timaado.
Jawaari ayaa Waxa kale oo uu sheegay in xubnaha ka mid noqonaya Golaha Wasiirada Cusub aysan ku xulan doonin Shaqsiyada qofka iyo Qabiilka uu kasoo jeedo balse ay ku xulanayaa aqoonta uu leeyahay shaqada uu qabanayo.
Gudoomiye Jawaaro ayaa yiri’ Waa hebel Ama waa reer Hebel ninkan codka uma siin doono mana ku doora doono laakiin Barnaamijka uu la yimaado ayaa lagu tixgalin doonaa.”
Isku soo wada duuboo maalinimada Bari ah ayaa baarlamaanka Soomaaliya laga sugayaa inay codka kalsoonida siiyaan Ra’isul wasaaraha Cusub ama ay u diidaan, waloow Baralmaanka Soomaaliya uu wax ka amqlo dhuunbta oo sida la sheegayo horey ay u qaateen lacagti ay ku anixin lahaayeen.
Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga..
Jawaari Oo Sheegay Qaabka Ay Ku Xulanayaan Xukuumada Cusub
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com