Video:-Siyaasi Abgaal,” Muuse Biixi wuxuu dhisay Isaaqistaan ee ma uusan dhisin Somaliland loo dhan yahay

0

Siyaasi Maxamed jaamac Abgaalow oo kamid ah siyaasiyiinta Maamulka Soomaaliland ,ayaa Muuse biixi ku dhaliilay qaabka uu u soo dhisay xukuumadiisa iyo shirar uu uga qaybgalay dalka Jabuuti.

Hadaba hoos ka daawo siyaasiga oo Arimo badak kahadlay.