VIDEO:-Daa’uud Waa Amerikaan Dhalad Ah Luuqada Soomaaliga Ayuu Si Fiican U Bartay

0

Daa,uud Waa Amerikaan Dhalad Ah Luuqada Afka Soomaaliga Ayuu Ku Hadlaa Dhaqanka Soomaalidana Wuu Yaqaan Waliba maah maahyo ayuu goobta ka sheegaya ayna inta badan dhalinyarada soomaalida e xiligan ayna fahmi karin

Hoos ka daaw muuqaalka