DHAGEYSO:-Xisbiga Wadani Oo Dhaliilo Culus Usoo Jeediyey Xukumada Muuse Biixi Sheegayna in Sool & Sanaag la Dulmiyey

0

Xisbiga Mucaaradka Wadani ee Somaliland ayaa Dhaliilo Culus usoo Jeediyey Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Waxaana ay Sheegeen in Beelaha Sool iyo Sanaag Lagu Dulmiyey Golaha Wasiirada Somaliland.

 

Xisbiga Wadani Oo Dhaliilo Usoo Jeediyey Xukuumada Madaxwayne Biixi
Audio Player