VIDEO:-Adeega Fiber Optic Internetka Puntland oo markii u horaysay xadhiga laga jaray

0

Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis Telcom ayaa xariga ka jartay adeega Fiber Optice ee internetka xawaarihiisa dheereeyo, kaasi oo dhowaan ay ka hirgalisay Puntland.