Dhageyso”Shirkii Kampala Oo lagu Soo Dhaweeyey Wada Shaqeynta Ka Dhaxeysa Dowlada Dhexe Iyo Dowlad Goboleedyada Dalka

0

Wasiirka Gaashaandhiga ayaa sheegay in shirka mudadii uu soconayey si weyn loo soo dhaweeyey wada shaqeynta u dhaxeysa dowlada dhexe ee soomaliya iyo dowlada goboleedyada,waxana la isla qaatay in loo howl galo sidii ciidamada soomaaliya dib u dhis loogu sameyn lahaa

qodobada kale ee ka soo baxay shirkii kampala ayaa waxaa ka mid ah in ciidamada amisom ay sii joogaan dalka soomaaliya maadaama xiligan aan la gaarin waqtigii ay ciidamada dowladu buuxin lahaayeen kaalinta ay Amisom ka qaadato Amaanka Dalka