DHAGEYSO:-Ciidamada Soomaaliland oo qabtay Gaadiid waday waxyaabaha Maanka-Dooriya

0

Ciidamada Soomaaliland ee gobolka sanaag ayaa deegaanka Ceel-Afweyn ka soo qabtay Maandooriyaha loo yaqaano Khamriga.

Howlgal ay sameeyeen ciidamada ayaa u suurtagashay in ay qabtaan Khamrigaas oo saarnaa Gaari loo yaqaano Saruf,waxa uuna gaarayay ilaa 279 Dhalo sida uu sheegay Ciidamada Birmadka Gobolka Sanaag.