AKHRISO:-Qodobo xasaasi ah oo looga hadlay shirkii golaha wasiirada puntland

0

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Amniga Puntland iyo Xaaladda Abaaraha Deeganada Puntland.