DHAGEYSO:-Xildhibaano ka tirsan Galmudug oo dhaliilay qaabka loomaray dib u heshisiinta beelaha daga galmudug

0

Xildhibaano ka tirsan barlamanka maamulka galmudug oo kulan ku yeeshay magaalada cadaado ayaa xukuumada soomaaliya iyo maamulka  ku dhaliilay qaabka loo maray dib u heshiisiinta beelaha dega deeganada galmudug ka dib booqashadii dhawaan uu ku tagay madaxweynaha soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo