Wasiirka Dekedaha Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa warbaahinta gudaha u sheegay ineysan Puntland Waxba ka quseyn Xeerka Baarlamanka Soomaaliya ay ansixiyeen ee Lagu joojiyay Heshiisyadii Shirkadda DP- World Ee Dekedaha Ber-bera iyo Boosaso,
Wasiirka oo kamid ahaa Wafdi Ka socday Puntland oo shalay Galinkii danbe U Dhoofay Imaaraadka Ayaa Sheegay inuu Xeerkaasi saameynayo Soomaaliland, oo Heshiis kula Jirta DP-World, iyagu se Heshiis la galeen Shirkadda P&O Port oo laga leeyahay Isla Wadanka imaaraadka
Magaalada soomaaliland ayaa shalay si kadis ah Hargeysa uga Dhoofay si madaxda imaaradka carabta uu arinta ka soo baxaday barlamanka soomaaliya ugala tashado
Comments are closed.