Muqdisho (AGGM): Madaxweynaha Dowladda Somalia Xasan Sheikh maxamuud ayaa Markii ugu Horeysay Waxaa uu ka hadlay Arimaha ku saabsan Wax Barashada Dalka Waxaana uu Madaxweynuhu soo saaray Amar ku Socda Xarumaha Wax barashada Dalka .
Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa uu Amar ku Bixiyay in Xaruntii Wax barasho ee Wixii hada ka dambeeya Qabata Arday aan dowladda Hoose ka wadan Warqada dhalashada iyo Sugnaanta lagula Xisaabtami doono Tilaabo sharci ahna laga qaadi doono baaritaana lagu samey doono Wax barashada Iyadoo la Ogaanayo cabdale Shideeye Ducument laga soo sameestay in la Xarumaha wax barashadu qabtaan.
Madaxweynaha Dowladda Somalia xasan Sheikh ayaa dhan kale waxaa uu ka hadlay Arimaha ku saabsan isgaarsiinta Dalka Isagoo carabka ku dhuftay in Dhibaatada ugu Badan ee Arimaha amaanka la xiriira ee ka dhacaya dalka uu kaalinta kowaad uga jirto is gaarsiintu arintaa oo uu sheegay in aysan u dulqaadan doonin .
Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga..
madaxweynaha Somalia Xasan Sh Maxamuud
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com