Caabudwaaq (AGGM): Guddoomiyaha degmada Caabudwaaq Axmed Jaamac Dhirif oo la hadlay Warbaahinta ayaa Faah faahin dheeraad ah ka bixiyay qaabkii ay u dhacay Hoowlagalo dad lagu soo qab qabtay iyo shaqaaqooyin ka dhacay magalaada Caabudwaaq.
Howlgalkan ayaa waxaa uu la xiriiraa sidii looga hortagi lahaa falalka amni darrada ah ee beryahan ka dhacayay magaalada Caabudwaaq.
Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in la diyaariyay ilaa lixdan askari oo qeyb ka ah ciidanka cusub oo sugaya ammaanka magaalada Caabudwaaq.
Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga….
Dhageyso Wararki Ugu Dambeeyay Caabudwaaq
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com