DHAGEYSO:-Faarax Macalin”Mooshinka jawaari dalal shisheeye ayaa dabada ka riixaya”

0

Faarax Macalin ayaa sheegay in faragalinta dalal shisheeye ay ka dambeeyso mooshinka laga keenay gudoomiyaha barlamanka soomaaliya .

Wuxuu sheegay in markii laga hadlay arinta dekada ber bera ay timid in ay kala qaybsamaan xildhibaanada soomaaliya taasi oo cadayn u noqonaysa xiisada farogalineed ee xiligan lagu hayo soomaaliya