Akhriso:-Aqalka Sare oo guddi u magacaabay baadhitaanka weerarkii guriga senator cabdi qeybdiid

0

Golaha Aqalka Sare ayaa u Magacaabay kiiskaas Gudi baara oo ka kooban 4 Xubnood,maadaama kal hore Senator-ka uu sheegay in uusan ku qanacsaneyn gudigii laga soo Magacaabay Madaxtooyada Soomaaliya.

1:-Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag)

2:- Axmed Xaashi Maxamuud

3:-Maxamed Amiin Sheekh

4:- C/risaaq Axmed Cali