Muqdisho (AGGM): Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Marwo Fowsiya Yusuf Aadan ayaa lagu eedeyey inay lunsatay 4-milion oo doolarka Maraykanka ah isla markaana ay lahaayen shaqaalaha safaradaha Soomaaliya ay ku leedahay caalamka.
Cabdi Satar oo kamid ah masuliyinta safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa sidaa u sheegay warbaahinta.
Daawo Universal TV
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com