Dhageyso:R/wasaare C/wali Sheekh “Amaanka Dalka Isbadal Ayaan Ku Sameyn Doonaa”.

0

qMuqdisho (AGGM): Dr.C/wali Sh Axmed R/wasaaraha Soomaalia oo la hadlayey warbaahunta ayaa sheegay in Xukumadiisa ay Xooga Saari doonto dib u soo celinta Garsoor Madax banaan iyo Cadaalad loo dhan yahay,

Dr C/wali Sh ayaa sheegay in Sidoo kale Dowladda nimada lagaarsiindoonp Dhamaan soomaali islamarkaana Dib u ahabeen lagu sameyn doono Dastuurka Dalka ee Qabyadaa,

R/wasare C/wali Sh ayaa intaa Raaciyey in Sidoo kale Xukumadiisa ay Xooga Saari Doonto Xasilinta Dalka Soomaalia iyo Soocelinta Amaanka.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…

dr.cabdi wali sh Axmed R.wasaaraha Soomaalia

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com