Muqdisho:(AGGM) Qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo baxaya Warar Dheeraad ah
oo ku aadan Qasaaraha ka dhashay Qaraxa Maanta Ka dhacay Aga gaarka Kuliyada Jaale Siyaad.
Qaraxa ayaa waxaa ku nafwaayey ugu yaraan 12-Ruux oo u badnaa Ciidamada Dowladda Soomaalia sida ay noo sheegeen dadka Deegaanka.
Mid ka mid ah Dadka Sugnaa Goobta Qarax ayaa Allgalgaduud oga waramay waxa uu arkay.
Asagoona sheegay in Dad farabadan oo Rayid ah ay ku dhinteen.
Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…
mid kamid ah Dadka deegaanka oo ka hadlay qarax
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com