Afgooye (AGGM): Ciidamadii Milatariga Soomaalia ee ku sugnaa Degmada Afgooye ayaa maanta laga Raray degmada Afgooye ayagoona la geeyey Duleedka magaalada Afgooye.
Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Afgooye Dhanka amaanka Mahdi Axmed Xasan ayaa sheegay in Ciidamada Milatairigaa ay Dhibaato ku hayeen Degmada Afgooye.
Mahdi Xasan ayaa sheegay in sidoo kale degmada lasoo gaarsiin doono Ciidamo iskugu jira Nabad Sugid iyo Boolis kuwaa oo wax ka qaban Doona Amaanka Degmada.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Afgooye
Halkan Guji Kuna Dhageyso Mobilkaaga…
Gudoomiye kuxigeenka Afgooye Mahdi
Isha Ku Hay Allgalgaduud
Allgalgaduud@gmail.com