Dhageyso: Saraakiisha Ciidamada Milatariga Ee Gobolka Gedo oo Cabanaya

0

MilitGarbahaarey (AGGM): Saraakiisha Ciidamada XGD Soomaalia ee ku Sugan Gobolka Gedo ayaa sheegay in Dowladda Soomaalia ay Dayacday Ciidamada halkaas ku sugan.

Gaashaanle Daahir Khaliif oo kamid ah Saraakiisha Ciidamada XGD Soomaalia ee kusun halkaasi ayaa sheegay in aysan Wax Mushaarad ah aysan Dowladda Soomaalia aysan siin .

Sidoo kale Sargaalka ayaa shegay in Dagaalka ay ku la jiraan Al-shabab aysan hakad galin doonin Mushaar la.aanta haysata Sida uu sheegay.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

gaashaanle Daahir khiif oo kamid ah Saraakiisha ciidamada

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com